Adeegyada Salon-ka
Daryeel Timo • Makeup • Beauty Training • — adeegyo professional ah oo si gaar ah loogu diyaariyey macaamiisha Afro Beauty Plus
Afro Treatment
Afro Treatment Waa adeeeg daryeel iyo daawayn xirfadeed oo loogu talagalay timaha Afro si loo xoojiyo dib loogu dhiso, loo qoyaan galiyo timaha, loo nafaqeeyo loona yareeyo jabitaanka iyo daadashada, iyadoo la ilaalinayo caafimaadka iyo quruxda timaha.
- ✓ Dib-u-dhiska Timaha kiimiko/kalar Dhaawacay
- ✓ Koritaanka Timaha Dabiiciga ah
- ✓ Qaleeylka Timaha
- ✓ Yareynta daadashada/Jajabka Timaha
- ✓ Nafaqeynta Timaha
Hair Styling
Hair Care Studio waa xarun bixisa dhammaan adeegyada qurxinta timaha, oo ay ka mid yihiin..Dhaqid, jilcin, midabayn, jaris, habayn (styling), timaha aroosadda iyo adeegyo kale oo xirfadeed
- ✓ Midabaynta Timaha
- ✓ Habaynta & Qurxinta Timaha
- ✓ Dhisida Timaha /Aroosadda
- ✓ Tidcinta Timaha
- ✓ La-talin Timaha
Makeup Artist
Adeeg makeup professional ah oo loogu talagalay maalmaha caadiga ah, events iyo munaasabado gaar ah si aad u hesho muuqaal qurux badan oo nadiif ah.
- ✓ Makeup Maalinle ah
- ✓ Makeup Aroos
- ✓ La-talin Quruxeed
- ✓ Sawiro & Shooting Support
- ✓ Products Makeup Tayo Sare leh
- ✓ Qurxin Professional ah
Ku biir macaamiisheena
Hel adegyadeena mel kasto o aad joogto
Si aad ballan u qabsato, riix Book Appointment ama Book Via WhatsApp.